Qeexid

"(-rro, m.dh) Curinta maansada."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hal-abuur oo kali ah:
  • Alleylehe ifafaalo yar ayaa sidoo kale iiga soo bidhaamaysa qurbe-joogta Soomaaliyeed oo qaab sugaaneed iyo hal-abuur ku wacyi-geliya dadkooda.
  • Maxamed Ibraahim Warsame(Hadraawi) waa hal-abuur maanseed, oo dabuuubta maansadiisa kala soo dhex baxay dhudhubo shareeran iyo dhadhaaabo shuban dhexdood.