Qeexid

"Tirada eber iyo laba u dhexeysa; kow."

Qeexid Kale

H. ah: Wax isku duuban ama wada jira. 4. Meel; xag.

Qeexid Xigta

Eray; hadal.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Wuxuu dhalay hal wiil iyo hal gabar”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hal oo kali ah:
  • Taliyaha Dugsiga Tababarka Mandheera, Nuux Axmed Yuusuf, ayaa isaga oo warbixin naga siinaya duruusta ay ardaydu halkaa ku qaadanayaan sheegay in tababarkan oo ay ku jirto dufcadii 9aad, taas oo ay dufcaddani tahay tii ugu horeysay ee hablo ku jiraan.
  • Bahoku ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin sheegashada Alshabaab ee ku aadan in qaraxyadii shalay ay kaga dileen tiro askar ah, waxaana isagoo sii hadlayay Xaqiiqdu waa sidaadaas,laakiin cidii aan xaqiiq rabin cidina wax uma sheegi karto.