Qeexid

"eeg haki. ld hakis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hakin oo kali ah:
  • Warbixinta hay'addan ayaa waxaa ku saxiixnaa agaasimaha guud Dagan C/raxmaan; waxaana la ogeysiiyay hakinta howlaha gargaarka ee hay'adaas maamulka gacanta ku haya Kismaayo iyo duqowda dhaqanka.
  • Nabadoonada iyo odayaasha dhaqanka ee beelahaas kasoo jeeda iyo kuwa Kismaayo ku nool ayaa muujiyeen sida ay uga walaacsan yihiin dagaaladaas, mase jiraan wax dhaqdhaqaaqyo ah oo ay dagaalka ku hakinayaan.