Qeexid

"Joogsad yar oo wax soconayey sameeyaan."

Qeexid Kale

ld hakasho.

Qeexid Xigta

Astaan qoraal oo kala qoqobta ereyada iyo weeraha.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hakad oo kali ah:
  • Arrintani waxay ku soo beegantay iyada oo uu shirku galay hakad, kadib markii ay ergooyinka kooxuhu isku mari waayeen qaybsiga guddi-hoosaadyo la qorsheeyay in shirka laga magacaabo.
  • Matt Baugh oo ka hadlay afur ay safaaradda Britain ee Kenya xalay u sameysay muwaaddiniin Soomaali ah, ayaa sheegay in dowladda Britain ay si weyn uga walaacsan tahay in hakad uu ku yimaado hannaanka socda.