Qeexid

"Dhadhan ama ur kulul oo dhirta qaarkeed yeeshaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hah oo kali ah:
  • Maxuu yahay Qorshaha Horumarinta Shanta Sano ee P/land ( 2007-2011)?
  • Wasiirradu waxay doonayeen inay indhahooda ku soo arkaan xaaladda xeryaha, waxaana warbixin siiyay Hay’adda Qaranka ee Maareynta Musiibooyinka, iyadoo sidoo kale kulamo fool-ka-fool ah la yeeshay barakacayaasha.