Qeexid

"Maro qaarka sare ee dadka oo aan indhuhu ku jirin lagu daboolo."

Qeexid Kale

Gambada haweenku madaxa saartaan. 4. Koofiyadda inteeda wejiga hareysa.

Qeexid Xigta

Sida marada hagoogta ah loo xirto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hagoog oo kali ah:
  • Laakiin waxa la isku dhaafay ficilka’e Maxamed intii uu guntadey, buu gucle ku soo gaabshey, oo waajib dad badan oo aan ku jiro mudnaa maalmo ka hagoogey.
  • Marka la eegana waxyaabaha sabjagtiifka ah ee afkaartu ka midka yihiin, waxaad odhan kartaa waxay u qaybsamaan labo nooc oo kala ah mid hagoogsan danaha guud ee aadamaha iyo mid ka takhasuseysa dano gaar ahaaneed.