Qeexid

"ld hagid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hagis oo kali ah:
  • Geba-gebadii tababarkaas, waxa ka qayb-galayaasha lagu gudoonsiiyay Shahaadooyin iyo Calaamadaha Hagista Gaadiidka, Xaflad ballaadhan oo habeen hore lagu qabtay Hoolka Xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Hargeysa.
  • Waxaanu intaa raaciyay; “siyaasaddu waxa weeye wax la qaddariyo oo qiime leh inay ahaato, qiimo iyo qaddarin-na waxaa u sameeya dadka mihnaddaa galla, iyo sida ay ugu guulaystaan ama ugu guul-daraystaan hagistii dalka iyo dadka ay madaxda u yihiin.