Qeexid

"eeg hag. ld hagis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hagid oo kali ah:
  • Doorka ugu wayn ee xisbiyada ayaa ah wacyi gelinta dadweynaha iyo hagida Ra’yi-caamka iyo inay dawladda u soo bandhigaan rabitaanka dadweynaha.
  • Wiilal iyo gabdhoba, warasadiisa oo hagiddiisa aan weli ka korin ayuu ka god-galay.