Qeexid

"(-ooyin, m.l) Dhibaato cid aan ka digtoonayn lagu sameeyo. ld hagardaanyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hagardaamo oo kali ah:
  • Wuxuu kaloo ahaa gabyaa dhiirran oo kolba wixii ay la noqoto soo if-bixiya, isaga oo aan dan ka gelin, hiif iyo hagardaamo, wixii ay u keeni karayso.
  • Buugga Ayaan Xirsi wuxuu tirinayaa waxyaabaha dhaqanka Islaamka ku jira ee ay ku tilmaantay inay dumarka “Jir-dil” ku yihiin sida: Gudniinka, Dumarka oo da’ yaraan lagu guursado, iyo hagardaamooyinka dumarka lagula hayo guryaha.