Qeexid

"Isku ladidda hawl ama arrin wax ka qabashadeeda la isku lado; xoogdhabiil; dhagar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hagar oo kali ah:
  • Kelly Mareykan: Todoba qof oo lagu diley Chicago Werwer adduun iyo wacdaro jacayl, Sheeko taxane ah ---Q: 18aad -- Waxa qoray: Cumar Cali Iidle ODHAAHDA AKHRISTAH: Ma garbaa in dhagar qabe la qabtay kuwa aan ogayni u doodaan?
  • Haddii aan hagar la’aanta ku soo koobo masuul ku sifoobay: karti, habdhaqan aqoomeed (maskax caafimaad qabta; mid aqoontu hagayso), aaminimo, miisaanna ka dhigano masuuliyiin aan tiro badnayn ayaa inoo soo baxaya.