Qeexid
eeg hagaasi.
eeg hagaasi.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley korriimo xumo dhaxalsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hagaas1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Nafley aan korriimo fiican helin noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: H. ah: xumaanshaha korriimada hore ee ubadka nafleyda.
Qeexid Xigta: ld hagaasid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-imay, -intay; -imi) Habeyn iyoisku dubbaridid (hawl).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xafiis laga maamulo waaxwasaaradeed, wakaaladeed iwm.
Qeexid Xigta: ldagaasimid. Habeynta iyo isku dubbarididdahawsha.
Qeexid Kale: A. guud: xafiis laga maamulodhowr waaxood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hagaaji. ld hagaajis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg habaasi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg hambaasi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax sidii laga rabay noqosho.
Qeexid Xigta: Ka h.: wax ama meel ka tegid.
Qeexid Kale: Ku h.: wax, ama meel si toos ah u abbaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Oogada dadka inteeda hore; soojeed.
Qeexid Xigta: H. ah: toos; wanaag; sax.
Qeexid Kale: ld hagaagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Wax toosin ama wanaajin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ku h.: wax meel uu u socdo ku toosin.
Qeexid Kale: (f.mg) Ku h.: warqad, farriin, alaab iwm cidda ay u socoto meesha laga heli karo u dirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hagaajin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hagaag1 (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax si toosan ama wanaagsan ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hinaasi2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax la hagay ahaansho (awr).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Inkiridda laysku inkiro wax laysku ogaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Isku ladidda hawl ama arrin wax ka qabashadeeda la isku lado; xoogdhabiil; dhagar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax laysku ogaa inkirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]