Qeexid

"H. ah: xumaanshaha korriimada hore ee ubadka nafleyda."

Qeexid Xigta

ld hagaasid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hagaas oo kali ah:
  • Is-dhiibidda wuu ku hagaasaa..
  • Ujeedadaydu waxay tahay waar haddii aan danbi ka galo QARANKA in waxa la iga yeelayo Suldaanka beeshayda lagala tashadaa ilama hagaasana, waayo beel gaar ah meel kagama dhicin ah reer Somaliland ayaan meel kaga dhacay.