Qeexid

"ld hagaajin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hagaajis oo kali ah:
  • Madaxweyne Riyaale oo saxaafada kula haday xafiiskiisa Hargeysa ayaa sheegay in doorashooyinku ay dhacayaan markii la hagaajiso Serverka, ayna gudiga loo xilsaaray arintaas ku dhawaaqaan.
  • Waxaa loo baahanyahay in la diyaariyo oo la dhiso warshad weyn oo Kaluunka hagaajiso loona helo suug dibada loogu dhoofiyo.