Qeexid

"eeg hagaaji. ld hagaajis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hagaajin oo kali ah:
  • . Ku caawi inay xil qaadaan sida, hagaajinta sariirtooda, nadaafadda qolkooda, xuusinta waqtica celinta buugta maktabadda iwm.
  • Raali galin: Bogga hagaajintiisu wey socotaa iyo dhamaan taariikhdii Aabihii jacaylka somaliyeed ee Cilmi Ismael Liibaan Cilmi Boodhari.