Qeexid

"(f.g) Wax toosin ama wanaajin."

Qeexid Kale

(f.mg) Ku h.: warqad, farriin, alaab iwm cidda ay u socoto meesha laga heli karo u dirid.

Qeexid Xigta

(f.mg) Ku h.: wax meel uu u socdo ku toosin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hagaaji oo kali ah:
  • S: Ugu danbayntii sideed u aragtaa in loo hagaajin karo tayada iyo waxqabadka xukuumadda Somaliland ee hadda jirta iyo kuwa soo socdaba?
  • Middii maamulkeeda hagaajisana hormar ayey gaareysaa, midda hakatana iyadaaba iskeeda u baaba’eysa.