Qeexid

"Wax wanaagsan ama toosan ahaansho."

Qeexid Xigta

Ku h.: Wax, wax ku habboon ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hagaagsan oo kali ah:
  • Kol walba se waxaa door ah in la isweydiiyo maanta in la haysto hannaan dawladeed oo ay bulsho hagaagsani ku dhaqnaan karto, iyo haddii aan la haysan sida lagu heli karo.
  • Ereyada heesahaa waxa ka mid ah hees uu kula dardaarmayey kuwa xilka haya: Nin dalkiisa xaasiday xagluhuu is gooyey Xilka lagugu aaminay dadku yaanu kugu xaman Waxa heestan—haddii xusuustaydu hagaagsan tahay-- ku luuqayn jirtay Maryan Cali Muuddey.