Qeexid

"Oogada dadka inteeda hore; soojeed."

Qeexid Kale

ld hagaagid.

Qeexid Xigta

H. ah: toos; wanaag; sax.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hagaag oo kali ah:
  • Waa run in aqoonta, waaya aragtinimada, garaad sarraya, danta guud hormarinteedu, iyo sifooyin kaloo waanaagsani kulligood ay yihiin sifooyinka hogaamiyaha hagaagsan ee ummaddiisa horumarka u horseeda.
  • Wasiirkii hore ee wasaaradan Muuse Nuur Amiin oo xilka wareejiyay ayaa sheegay in sanadkii uu xilka hayay uu amaanka dalku kasii daray, oo aanay jirin wax soo hagaagay, isagoo ku booriyay wasiirka cusub inuu xooga saaro soo celinta amaanka.