Qeexid

"Wax dusha laga dedey si har loogu yeelo ahaansho. ld hadoodillan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hadoodilan oo kali ah:
  • Mustaqbal waxa leh qofka dalkii guri shan qol ah oo marmar leh, daaraddiisu na hadoodilan tahay ka dhista ayaa bulshadii Ingiriiska u soo qaxday is dareensiisay.
  • Nimanakani waa dadka hagaya jiilkii waddankan mustaqbalkiisa ahaa; dawladda KULMIYE-na waa inay raggan arrintooda iyo shirarkan hadoodilan ee baryahan danbe soo bax-baxaya ay caddaysaa halka ay ka taagan tahay.