Qeexid

"Balbalo."

Qeexid Kale

ld hadoodilid.

Qeexid Xigta

Dedidda meel dusha sare laga dedo si har loogu yeelo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hadoodil oo kali ah:
  • Mustaqbal waxa leh qofka dalkii guri shan qol ah oo marmar leh, daaraddiisu na hadoodilan tahay ka dhista ayaa bulshadii Ingiriiska u soo qaxday is dareensiisay.
  • Ma hor Allaa mise waa dabin hadoodilan?