Qeexid

"Geed quwaax xabag udgoon oo laga ganacsado leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hadi oo kali ah:
  • Farxad, isu hambalyeyn iyo is mahadin ayna muujinin ayaa saaqay.
  • Rabshadihii ka dhacay waddankaasi ayaa intooda badan qaboobay, inkastoo xiisad colaadeed ay meel sare mareyso.