Qeexid

"hadhow fk. Had dhow, goor aan fogeyn oo soo socota. ld hadhowto."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hadhow oo kali ah:
  • Raggii iyo Booliiskii u xoog sheegtay maxaystada intay guryahoodii ku noqdaan yey timir iyo sambuuse isku miisaan iyagoo islaweyn oo hadhowno qaad ka dambeysiiyaan.
  • Waxay iska noqonaysaa dumarkaa la yidhi been baa lagu soo xero geliyaa, hadhowna run baa lagu dhaqaa, taasina kiis uun bay keentaa iyo in qaadiga la isla tago, masuuliyaddana waxa ka mid ah in aan been la sheegin.