Qeexid

"haddii xi. 1. Erey lagu xiriiriyo weer shardiley ama waqtiley ah. Tus. “Haddii aad dersiga akhrin lahayd, imtixaanka waad ku gudbi lahayd”, “Haddii Warsame yimaado, farriintayda gaarsii”. 2. H. kale: haddii sidaas aysan noqon."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haddii oo kali ah:
  • Balse arrintan kasoo yeertay Maxkamadda Caalamiga ee Dambiyada Dagaalka ayaa u muuqata mid qalqal u keeneesa horomarka iyo degenaashaha Waddanka Sudan haddii aysan wax is bedelin.
  • Dhammaan arimahan, haddii maamulka Puntland uu si degdeg ah wax uga qaban waxaa shacabka Puntland wajihi doona xaalad adag oo u baah naan doonta in gacamo kale ay caawimaad ka geystaan.