Qeexid

ld haddidid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haddid oo kali ah:
  • Haddidi aan arrintan si kale loo maarayn qiyaastu waxay ku socotaa in sannadkan uu noqon doono mid ay xeebaha Puntlnad ka dhoofaan tahriibayaashii ugu faraha badnaa tan iyo intii ay amuurtani socotay.
  • Goobaha cod bixinta qaarkoodna waxaaba laga sheegayaa caga juglayn iyo shaqaalaha xukuumadda oo lagu haddiday haddanay udub u codayn inay shaqadooda waayayaan.