Qeexid

"haddee fk. Sidaas darteed; haddaba."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haddee oo kali ah:
  • Qudubi: Haddee kob qawlo ah oo kadeed aanu ka madhnayn ayaa dhacanta lanuugu jiiday.
  • Haddee is-ilaali,” ayuu Macallinkoo qoslaya yiri, “gabdhaa fasalka kula dhigto.”