Qeexid

eeg hadalsii.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hadalsiin oo kali ah:
  • Wafdigaan ayaa casuumaad ka helay sida la xaqiijiyay Madaxweynaha Yeman Cali Cabdalla Saalax iyadoo la xaqiijiyay in halkaasi uu dhawaan soo gaari doono Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed oo halkaasi lagu wada hadalsiin doono.
  • Dhinaca Odayaasha Dhaqanka ayaa waxaa ay wadaa dadaalo ay ku qaboojinayaa dagaalka islamarkaana ku wada hadalsiin lahaayeen labada dhinac ee hada dagaalku u dhaxeeyo waxayna sheegeen in wali ay ku guda jiraan arrintaasi.