Qeexid

"eeg hadalhee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hadalhayn oo kali ah:
  • Waxase hubaal ah in aanay saxaafaddu abuurin muranka diinta iyo hadalhaynta qabiilka midna.
  • Si rasmi ah daboolka loogama qaadin warka ku saabsan dalabka.cusub ee madaxweynaha oo ilo golayaasha Baarlamaanka ahina ay u xaqiijiyeen Haatuf in ilaa Sabtidii hadalhaynta warkaasi la maqlayay, lana filayo in golaha la horkeeno.