Qeexid

"(-llo, m.dh) Dhawaaq afka dadka ka soo baxa, ereyo ka kooban oo macno leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hadal oo kali ah:
  • Mas'uulkaan u hadlay culumada dadaalada nabadeed wada ayaa wuxuu gaashaanka ku dhuftay hadalo kasoo yeeray Indhacade iyo Dr.
  • Wasiirka Arimaha gudaha DF C/qaadir Cali Cumar ayaa hadal uu ka jeediyay xaflada ku sheegay in mas'uulka xilka lagu wareejiyay laga doonayo inuu isbadal la taaban karo ka sameeyo Gobolka Banaadir.