Qeexid

"Hadal aan la garanayn oo carruurta aan hadalbaran ku dhawaaqdo marka ay ciyaarayaan."

Qeexid Kale

ld hadaaqid.

Qeexid Xigta

Hadal aan micno lahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hadaaq oo kali ah:
  • Qaar ka mid ah dadkii habaaramayey waxa weedhihii ay ku hadaaqayeen ka mid ahaa “ Hoodh la isu kiin mari oo ha isku raagina, inkaari idinku dhacday iyo weedho.
  • Malaha waxay ku hadaaqi lahayd "Alla hooyooy nin aan wadaad ahayniba ma jiro."