Qeexid

"Wax si fiican loo farsameeyey ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habsan oo kali ah:
  • Marar badan ayaa ku dhawaa in aan imaado Inter, laakiin imika ayay ii suurto gashay in aan imaado, waxaana muujin doonaain aanay habsan ahayn imaanshahaygu," ayuu raaciyay isagoo ka hadlayay kooxda inter iyo sida uu ugu hanweynaa inuu hore u yimaado.
  • Tusaale ahaan golahayaga (Wakiilada) ma jirto sabab sharci ah oo ay uga maqan yihiin, haddii ay tahay shareeco iyo dhaqanba, haddii ay nagu soo biiraana waxbay na tari lahaayeen oo ugu yaraan habsankayaga ayaa yaraan lahaa.