Qeexid

"Si asluub iyo maamuus leh oo loo dhaqmo. ld habsamaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habsami oo kali ah:
  • Mid uun baa ah biyo-kama-dhibcaan shardi ah: in imtixaankaas si caddaaladda waafaqsan loo agaasimay oo “qish” iyo wax is dhaafin lagala fogaaday, si habsami ahna loo saxay oo arday kasta xaqiisa la siiyey.
  • Axmed Yuusuf Yaasiin sida joogtada ah ugu kala bixiyo goobaha adeegyada dawladda iyo habsami u socodka hawl qabadkooda.