Qeexid

"ld habsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habsad oo kali ah:
  • Dhinaca kale lix maxaabiis ah oo Ciraaqiyiin ah ayaa dhintey, 59 kalena wey dhaawacmeen, ka dib markii madfac ku habsadey xabsi ay ku jireen oo ku yaala duleedka magaalada Baqdaad.
  • Dhaawacda la dhigay Keysaney ayaa isugu jira carruur,haween kuwaas oo ay ku habsadeen madaafiicd leys dhaafsanayey.