Qeexid

"Daahid qof ka daaho meel laga sugayey."

Qeexid Kale

ld habsaamid.

Qeexid Xigta

H. ah: Qof ka daahay meel laga sugayey.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habsaan oo kali ah:
  • Bahashaas banaanku waxay sheegtay in qabyaalad darteed damac ka galay gobolladan Shankaroontu qayilaadda kaga habsaantay ee dadka ku noolina qalbiga Somaliland ka raacsan yahay, quluubtana Buuqland ka yahay.
  • Markii waxba nalaga waayey, waxay arintu noqotay in nala yidhaahdo waad habsaanteen ee iska taga, waraaqihiinii (File-kii) waa la tuuraye.