Qeexid

"Cid si wanaagsan oo aan hagrasho lahayn wax ugu qabasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habro oo kali ah:
  • Hadalkaas Sarrif Sanaawi ayaa habro reer Shanka-roon ahi sheegeen inuu yahay war sonkor leh, laakiin oday kale ayaa yidhi sonkorna ma leh, ma ninka yidhi Xamar aqoonsi ka soo qaata iga walla waa kaa jar ka tuuray.
  • Habro jeegag soo qaatay, oo haamo dhaansaday dheh.