Qeexid
Dhiil yar oo ilmaha caanaha loogu shubo.
Dhiil yar oo ilmaha caanaha loogu shubo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Socod daal iyo dhibaato darteed dad wada socda ku kala haraan.
Qeexid Xigta: Dhawaaq dad kala dambeeyaa isdhaafsadaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Habqan samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-do, m.l) (baay.) Ka rujintageedka laga rujiyo meel ee la geeyo meel kale.Tus. “Ka saaridda geed dheri lagu beeray eeloo wareejiyo dhulka”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Hog u banneynta shax la degey hog loo baneeyo si loo ciyaaro.
Qeexid Xigta: ld halqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Qalab yar oo sida badan dhagax jilicsan ama dhoobo ka samayan oo fooxa lagu shito.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Shax la degey si loo ciyaaro hog u banneyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.l) Fil lagu dagaal geli karo oo la gaaro.
Qeexid Xigta: Qaab dharka loo xirto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Fudfudayd muujin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax baalal leh dhul kor uga kicid.
Qeexid Xigta: Ka h.: naf, qof ka bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (haad, m.dh) Nafleyda inta duusha oo baalka leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Buunshe.
Qeexid Xigta: H. ah: qof fudfudud.
Qeexid Kale: Xad. 4. (-dad, m.l) Hal turub afartiisa qaybood mid ka mid ah. 5. Inta qof hal mar isku cuno (turub). 6. Dhinaca loo oggolyahay in baabuur waddada ka maro. 7. Cudur maskaxeed geela ku dhaca.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-dad, m.l) Baylah, goldaloolo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: Fudfudayd xagga dabeecadda ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: H. ah: qof filka mas'uu-liyad lagu hanan karo gaaray; tabargal.
Qeexid Xigta: Diric, geesi.
Qeexid Kale: ld hanaqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: Qof shaqayn awood leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg habqan2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Qof fil uu mas'uuliyad ku hana karo gaari; tabargalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld habsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld hanna.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-bab, m.l) (nax.) Habka uu hadluhu u soo bandhigo hawlaha (ama sifooyinka) ay falalku muujiyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]