Qeexid

"Dhumidda laga dhumo jidka toosan."

Qeexid Kale

H. ah: dad cayr la dalaabay. 4. ld habaabid.

Qeexid Xigta

ld haabab. H. ah: qof jidkii toosnaa ka dhumay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habow oo kali ah:
  • Madfac Habow oo Khasaare gaystay ayaa Saaka ku soo dhacay Degmada Hodan ee Muqdisho.
  • Labadan guri ayaa waxaa ku dhintay 6-qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen 4-qof oo kale, waxaana sidoo kale madfac habow ah uu ku dilay 4-qof Degmada Huriwaa, halka 2-ruux ay iyaguna ku dhinteen meel ku dhow suuqa Bakaaraha oo uu madfac ku habsaday.