Qeexid

"Tiro gabdho ah oo hal ka badan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hablo oo kali ah:
  • Buubuurta mucaawinada siday ayaa u kireysnaa shirkad la shaqeysa WFP oo uu leeyahay milkiilaha Hotel Nabsahablood, waxaana dilka labada qof lala xiriirinayaa weerarka lagu qaaday gaadiidka mucaawinada siday.
  • Iga dhaaf oo carruurta ay labada dumara ee hore u dhaleen hablo iyo wiilalba qaar ka midi waa guursadeen, qaar ka midina carruuro ayayba leeyihiin.