Qeexid
(-wayaal, m.l/dh) Qof aan caqli badan lahayn.
(-wayaal, m.l/dh) Qof aan caqli badan lahayn.
magac / noun
Lab / masculine
Qeexid: habila'aan m.dh Caqli yari, nacasnimo.
m.l
Qeexid: Caqli, maan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Sheeko maaweelo leh oo laba qof ama ka badan dhex marta.
Qeexid Xigta: Sheeko nin iyo naag isku xodxodanaya dhax marta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-wayaal, m.l/dh) Mindi labada dhinac af ku leh, caarad dhuuban iyo daab xardhan oo gees ama caag iwm ka samaysan leh oo ay ragga qaataan; magli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hab4.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dad sabool ah oo ku nool qaraab iyo wixii ay helaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Socod aayar ah oo si joogto ah hoore u socdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Hoore si aayar ah oo joogto ah u socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg habiiraq2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]