Qeexid

"Waqti habeen ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habeennimo oo kali ah:
  • Goor habeennimo ah ayey gudi jireen (guurayn jireen) iyagoo raad-guraya Cawsha.
  • Waa saddexdii habeennimo oo shan daqiiqo dhimman.