Qeexid

"(-nno, m.dh) Waqtiga u dhexeeya kolka qarraxdu dhacdo iyo kolka ay soo baxayso. ld hameen."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habeen oo kali ah:
  • Kulankaasi oo dhacay habeenimadii Arbacadda ee bishan Jan ay ku beegneyd 26 ka.
  • Taliyaha Bartamaha Ciidanka Booliska Cali Gaab ayaa Saxaafada usheegay in habeenkii xalay markii la waayay dhowr war loo soo sheegay ayna ka mid aheyd in la afduubtay in la dilay iyo warar kale.