Qeexid

"H./isku h.: wax kala daadsan ama aan nidaamsanayn isku duwid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habee oo kali ah:
  • Baraawe (AllPuntland) - Ciidamo Itoobiyan oo aad u fara badan iyo saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa maanta tagay Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
  • Mahadaay: Gudoomiyaha gobalka shabeelaha dhexe oo wado hadalo bilaabay odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda degmada Mahadaay.