Qeexid

"Weel aan biyaha ama caanaha si fiican u celin karin."

Qeexid Xigta

Dhulka ciiddiisu biyaha si sahlan u sii deyso.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habe oo kali ah:
  • Dadka deeganka ayaa waxay shegeen in dhallinyaro gaareysa 200 oo aad u hubeysan ay soo galeen Magaalada Buulo-burte, kuwaas oo dagaal qaraar kadib ka baacsadey magaalada ciidankii maamullada Shabeellada dhexe iyo Hiiraan.
  • Wariye Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Wariye lagu magacaabo Cabdixareed Cismaan Aadan oo ka tirsanaa idaacadda Shabeelle ayaa Maanta oo Jimce ah rag hubeysani waxa ay ku dileen magaalada Muqdisho, isagoo shaqadiisa usii socda.