Qeexid

"habdhiska dareen-iswada m.l (c.nafl.) Qaybta dareenwadka dhexe ee lafdha-barleyda taas oo ka qaada guyooyinka dareenwade qaabilayaasha, geysana miiq-yada muruqyada sisiban ee wadnaha, dheefmareenka iyo organnada kale ee gudaha."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habdhiska oo kali ah:
  • Habdhiska Taranka Habdhisa taranku waa mid ka mid ah kuwa ugu mihiimsa habdhisyada jira.
  • Nudayaashuna marka ay isu tagaan wexey noqdaan xubin. xubnaha isu tegeyna wexey sameeyaan habdhis (sida habdhiska taranka, hab dhiska dheefshiidka iwm). habdhisyadu hadey isu tagaan wexey sameeyaan noole (sida dad ama xayawaan).