Qeexid

"Wax hagaagsan ahaansho."

Qeexid Xigta

Ku h.: Wax, wax ku fiican ahaansho. ld habban.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habboon oo kali ah:
  • Xilliga ugu habboon ama wanaagsan ee Carruurta la siin karaana waa inta u dhaxaysa maalinta uu dhasho ilaa uu gu’ jirsado.
  • Cabdiraxmaan Faroole oo baaq u diray beesha Caalamka, si loo helo xabsiyo heer caalami ah oo ku habboon maxaabiista, in la dhaqan celiyo burcad-badeeda.