Qeexid

"(-smay, -santay; -smi) Wax la nadaamiyey noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habaysan oo kali ah:
  • Sannadkaas ilaa 1999-kii ma jirin buuggaag midaysan oo wax laga dhigtaa, isla markaana manhajku ma ahayn mid aad loo lafoguray oo ujeeddooyin habaysan leh.
  • May jirin koox magac leh iyo hawl qabsi toona, ilaa laga gaadheyey kooxdii (Ha I Sheeg Sheegin) oo mar dambe qaab kooxeed u habaysantay.