Qeexid

"ld habayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habays oo kali ah:
  • Marka ay taasi dareenka qofka la falgasho ayuu u gudbi karaa heer kale oo ah in uu dhab isu cabbiro oo aragtida iyo dareenka si habaysan maanso ugu soo gudbiyo isaga oo aan miisanka ku hawshoon.
  • Waxay hawshayadu tahay in aannu adeegyo guryeyn, baxnaanis iyo cayr oo nabad ah, shakhsi ahaan ugu habaysan oo tayo sare ugu deeqno dadka da'da ah saacadwalba maalintoo dhan.