Qeexid

"eeg habee. ld habays."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habayn oo kali ah:
  • Dhacdada waa in aynu ka dhignaa heer dhex dhexaad ah qorshaynteeda inaga iyo nafaha kaleba, dib u dhaca ama kordhisashada wakhtiga daqiiqado xadidan waa arin dabiici ah kama hor imanayso habaynta ama qorshaynta.
  • Ugu horeyn waxa halkaa khudbad uu kaga warbixinayo dugsiga ka soo jeediyay maamulaha dugsigaasi C/Casiis Samaale oo sheegay in dib u habaynta dugsigaasi ay iska kaashadeen hay’adda ISRC iyo wasaaradda waxbarashada.