Qeexid

"H. ah: weel cusub oo la tolay, markaa la agloolay oo hoorihii lagu shubo sii daaya."

Qeexid Xigta

ld habyid. ld habayo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habay oo kali ah:
  • Waxaa uu sarkaalkaasi sheegay in ay cunto yaraanta ka jirta dalka Ethiopia ay tahay mid ka dhalatay maal gelin la'aan iyo dhibaatooyin kale oo dhinaca habaynta ah ee laakiin aanay ahayn iyaga oo isticmaalaya nooc qaldan oo abuurka beeraha ah.
  • . Waxan xooga saaraynaa waxbarashada farsamada gacanta, si aanu u xaqiijino arrintan, waxaanu u hawlgeleynaa sidii dib u dhis iyo dib u habayn loogu samaynayn lahaa dugsiyadii farsamada gacanta ee Hargeysa iyo Burco ee horey u jiray.