Qeexid

"(-ro, m.l) Hooyada walaasheed."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habaryar oo kali ah:
  • Intii ay laba koob oo shaaha cabbayeen ayuu Najiib u dhammaystiray qorshihiisa guur iyo inuu arrinta ku garab-galay Mooge Asraar oo ay isku reer yihiin iyo xaaskiisa Siraad Sugaal oo inanta uu guursanayo habaryarteed ah.
  • Habarwadaag ( ingriis : cousin) waa qofka eey habaryartu dhashay wiil iyo gabadh waxay tahay ba.