Qeexid

"(-rro, m.dh) Haruubka haanta."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habar oo kali ah:
  • Dhawr arrimood baa laf-dhabar u noqonaya culayskeeda, ta ugu horraysaa waa xaga kharashka.
  • Isku soo wada duubboo, Xamar waxa isku haysta Beesha Abgaal iyo Beesha Habargidir, waxaanay isku haystaan dhulkii iyo hantidii ay ka bara-bixiyeen beelaha kale.