Qeexid

".r H. ku dheh: meel isku tuurid (daal iwm dartii)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habaq oo kali ah:
  • Frank Lampard ayaa u soo joogsaday rigoorada oo shabaqa dhex dhigay, waxaana Super Frank uu haatan 7 gool kaliya u jiraa rikoorka ninka ugu goolasha badan abid Chelsea ee Bobby Tambling oo leh 202 gool.
  • Ma ahayn wax sahlan in Juventus goolal intaasi la eg looga dhaliyo garoonkeeda Allianz Stadium gaar ahaan goolhaye Gianluigi Buffon oo aanay wax kubadi ahi shabaqiisa taaban 694 daqiiqo.